Muuse Biixi oo magacaabay Guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE.

    0

    Muuse Biixi oo soo bandhigay hiigsiga Barnaamij-siyaasadeedka Shanta Sanno ee soo socda iyo Rejadiisa Guusha Doorashada madaxtooyadaHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha ahna Murashaxa Xisbiga Kulmiye, ayaa magacaabay Guddiga Ololaha ee Xisbiga u qaabilsan gobolka Sanaag, kuwaas oo ka kooban 25 xubnood.

    Sidanna waxa lagu shaaciyey war-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Kulmiye, kaas oo u qornaa sidan:- “Ujeeddo: Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE.

    Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 14 October, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

    Gobolka Sanaag:

    1.     Ibraahim Carraale Cabdi -Guddoomiye

    2.     Cali Baashe Xaaji Maxamuud Shire –Guddoomiye Ku Xigeen

    3.     Yuusuf Xasan Faarax

    4.     Ibraahim Axmed Maxamuud

    5.     Maxamuud Raage Ibraahim

    6.     Ilhaan Maxamed Jaamac

    7.     Siciid Xusseen Axmed –

    8.     Maxamed Yuusuf Rooble

    9.     Maxamuud Saalax Cabdi

    10.  Maxamed Khaaliif Nuur

    11.  Siciid Maxamed Ismaaciil Khaliil

    12.  Mustafe Cumar Faarax

    13.  Maxamed Iidle Cabdulle

    14.  Maxamuud Axmed Saalax

    15.  Cabdirisaaq Maxamed Cali

    16.  Siciid Yaasiin Maxamed

    17.  Aamina Cali Yuusuf

    18.  Khadiija Maxamuud Yuusuf

    19.  Xaliimo Cumar Cali Dheere

    20.  Saynab Cali Shire

    21.  Dr. Maxamed Axmed Cabdi

    22.  Suleymaan Cawad Bukhaari

    23.  Khadar Cali Xasan

    24.  Kaltuun Khaliif Dubbe

    25.  Siciid Maxamed Cismaan

     

     Fiiro – gaar ah:  Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobolkaa.

     

    ALLAA MAHAD LEH

    Muuse Biixi Cabdi

    Â