Nuxurka Kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti ka socda Midowga Yurub

    0

    Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Wefti ka socda Midowga Yurub oo soo gaadhay dalka.

    Ujeeddada socdaalka weftiga iyo nuxurka arrimaha laga wada-hadlay, waxa kulanka kaddib saxaafadda u faahfaahiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire.

    Hoos ka Daawo Muuqaalka Warkan oo dhammastiran