Xisbiga UCID Oo Dhaliilo Huwiyey Xisbiga Kulmiye, Dacwadna U Gudbinaya Komishanka

    0

    Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa dhaliilay hab-dhaqan ay sheegeen inuu sharciga baalmarsan yahay oo xisbiga Kulmiye olole aan wakhtigiisa gaadhin kaga bilaabay gobollada Galbeed ee dalka oo maalmihii u dambeeyey ay galaa-bixinayaan wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Murashax Muuse Biixi Cabdi.

    HOOS KA DAAWO WARKAN OO DHAMMAYSTIRAN

    https://youtu.be/NNC_3iB-gew