Muxuu Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax ka yidhi Heshiiska Xukuumadda Somaliland iyo Khaatumo? By News Editor - June 18, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aaddan qodobbada ka soo baxay heshiiska dhexmaray Xukuumadda Somaliland iyo Kooxda Khaatumo.