Daawo: Wasiirka Arimaha Dibedda Oo Furay Xafiiska Somaliland Ee Washington USA By News Editor - May 30, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Washington (SLpost)- Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo safar shaqo ku jooga dalkan Maraykanka ayaa furay xafiiska ay Somalliland ku leedahay magaalada Washington ee dalkan Maraykanka.