Xildhibaanada Golaha Deegaanka Saylac Oo Doortay Maayir Iyo Ku Xigeen Cusub

    0

    Saylac (SLpost)- Xildhibaannada Golaha Deegaanka degmada Saylac ee Xarunta gobolka Salal, ayaa doortay Maayar iyo Maayar-ku-xigeen cusub, kaddib markii si aqlabiyad ah xilalkii looga qaaday hoggaankii hore ee Golaha deegaanka magaaladaas.
    Kulan maanta ku qabsoomay Xarunta Maamulka degmada oo uu goob-joog ka ahaa Badhasaabka gobolkaas, ayaa lagu doortay hoggaanka cusub ee Golaha Deegaanka degmada Saylac.

    HOOS KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN