Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beelaha Ciidagale Iyo Dhulbahante Oo Wada Hadalo Uga Furmeen Magaalada Hargaysa

    0

    qado5Kulan qado ah ayay maanta isugu yimaadeen Madax dhaqameedka iyo Odyaasha Labada Beelood ee Ciidagale iyo Dhulbahante .
    Qado-Sharaftan oo ka qabsoontay Riyaad Hotel Ee Hargasya, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madax dhaqameed ka soo jeeda labada Beelood .
    qado8Ujeedada ugu muhiimsan ee labada Beelood ay wada hadalada u furen ayaa la xidhiidha in ay labadan beelood ay isku xulufaystaan Masiirka Siyaasadeed Ee Beelahaasi .
    Xisbiga UCID ayaa la sheegay in Murashaxa Madaxweyne ku Xigeen Ee Xisbigaasi ka soo xulanayaa Gobolka SOOL