Golaha Abwaanada Somaliland Oo Goor dhawayd Ka Hadley Muddo Kordhintii Ay Guurtidu Sameysay + [Muuqaal]

    0

    Hargeysa (SLpost):- Golaha Abwaaniinta Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd warbahinta kula hadlen

    xarunta dhaqanka ee Hargeysa

    Abwaaniintu waxaa ay ka hadleen muddo kordhintii ay guurtidu sameysay waxaana ay muddo kordhintaas ku dhaw wakhtigii ay ku heshiyeen xisbiyadu si kal iyo laaba ah u soo dhaweyeen maadama oo ay sheegen in dalkii ay abaar xoogani ka jiro

    HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAN

     

     

    Sidoo kale waxaa ay abwaaniintanu ku baaqeen in la gar gaaro dadka ay abaaruhu ku dhufteen iyaga oo carabkana ku dhuftey in ay abaartii sii xumaatey