Baanka Dhexe Oo Faaf-faahiyey Go’aamo Lagu Fulinayo Amarkii Xukuumadda Ee Sixir Bararka

    0

    (SL.Post) Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahim (Dhoobaale), ayaa uu sheegay in Baanka dhexe mar kale soo saarey go’aamo ku saabsan sarifka qiimaha Dollar-ka

    16406581_391547394525274_1484607490873446416_n

    Guddoomiyaha ayaa waxa kale oo uu sheegay in $1 lagu sarifi doona gacanta hore 6800 (Lix Kun Iyo Sideed Boqol ) isla markaana gacanta danbe lagu sarifi doono 7000 (Todoba Kun ) .

    Sidoo kale Guddoomiyaha Baanka dhexe waxa uu digniin culus hawda u mariyay cid kasta oo ka dhego adeegta amarka Xukuumadda,  isaga oo sheegay in waajibkeeda la marin doono.

    Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.

    Somalilandpost.net