Maxamed Xaashi Oo Eedo U Jeediyay Golaha Guurtida

    0

    (SL.Post) Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa eedo u jeediyay Golaha Guurtida, waxaanu ku tilmaamay inay gabeen masuuliyada ay dalka u hayaan.

    IMG_7CC0FB-183FF8-4F9152-3E9285-11755D-169118

    “Saleebaan , Xaaji Cabdiwaraabe iyo qoladaasi shaqo kale may qaban intii dalka lagu soo noqdey waxaana kaliyaata oo ay ka shaqeyaan muddo kordhinta , golaha guurtiduna ma aha rag xisoonaya.” ayuu yidhi Eng Maxamed Xaashi

    Maxamed Xaashi waxa uu intaas ku daray, “Waxaan odhan lahaa Madaxweyne Siilanyo ha kordhansanine ee dawlad kooban ha la dhiso oo kharashka ha la dhimo.” ayuu Eng Maxamed Xaashi

     

    Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.

    Somalilandpost.net