(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta dalka ku soo laabtay, ayaa eedo u jeediyey xisbiga tallada haya ee KULMIYE, waxaanu sheegay in iyadoo aan la gaadhin ololaha doorashada ay bilaabeen safaro salka ku haya olole siyaasadeed
Halkana ka daawo.
Somalilandpost.net

