(SL.Post) Garabkii xisbiga UCID ee uu hoggaamin jiray Jamaal Cali Xuseen oo dhawaan shaaciyey in ay ku biiri doonan xisbiga WADDANI ayaa iyagoo warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeysa waxaay  ku dhawaqeen wakhtiga ay ku biiri doonan xisigaasi ee munaasibad loo qaban doono .

Halkan ka daawo.
Somalilandpost.net

