Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Hakiyey Wada-hadaladii Ay La Fureen Xisbiga KULMIYE

    0

    Hargeysa (SL.Post) Garabkii  xisbiga UCID ee hoggaaminayey Jamaal  Cali Xuseen oo hore wada-hadalada ula furay xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ayaa sheegay inay wada-hadalkaasi hakiyeen, waxaanay sheegeen in KULMIYE tixi-gelin waayey meeqaamka siyaasadeed ee ay leeyihiin.

    garabka-jamaal

    Xoghayaha guud ee garabka Jamaal Cali Xuseen Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo warbaahinta la hadlay ayaa sharaxay sababaha ay u hakiyeen wada-hadaladii ay la fureen xisbiga KULMIYE.

     

    Halkana ka daawo warkan oo faah-faahsan.

    Somalilandpopst.net