HAMBALYO MEHER WACAN: Cumar Cabdinaasir Kulmiye iyo Saado Yuusuf Cali

    0

    meher-wacanHooyo Faadumo Cismaan Cigaal Iyo Caruurteeda

    Hooyo Saynab Cismaan Cigaal Iyo Caruurteeda

    Hooyo Hodan Cumar Faarax Iyo Caruurteeda

    Hooyo Foosiya Cismaan Cigaal Iyo Caruurteeda

    Aabo Mursal Cismaan Cigaal Xaaskiisa Iyo Caruurtisa

    Xasan Cisman Cigaal

    Khadra Maxamed  Cismaan Cigaal Iyo Caruurteeda

    Axmed Maxamed Cismaan Iyo Caruurtiisa

    Xaliimo Maxamed Cismaan Iyo Caruurteda

    Xamda Maxamed Cismaan

    Samsam Maxamed Cismaan

    Raxma Maxamed Iyo Caruurteeda

    Yacquub Siciid Maxamed

    Xamse Siciid Maxamed

    Khadar Jaamac Dirir

    Maxamuud Jaamac Dirir

    Naasir Siciid Muumin

    Cawil Siciid Muumin

    Dhamaan dadkaasi waxa  ay Tahniyad Meher wacana u diryaan Boqorka iyo Boqorada

    Cumar Cabdinaasir Kulmiye

    iyo

    Saado Yuusuf Cali

    Oo meherkoodu ka qabsoomay 21.11.2016 Dalka Sweden. Waxay leeyihiin Noqda kuwii lagu nastee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela aami Aamin Aamin.