Golaha Guurtida Somaliland oo Lacag dhan $70,000 ku Wareejiyey Guddida Taakuleynta Abaaraha

    0
    Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa gudidda Abaaraha ku wareejiey lacag gaadhaysa Nusmalyuun iyo badh lacagta lacagta shilinka Somaliland oo u dhiganta 70.000 lacagta maraykanka taasi oo loogu tallo galay gurmadka Abaaraha ka taagan Gobolada Bari ee dalka.
    Hoos Ka daawo Warkan oo faahfaahsan.