Daawo Telefeeshinka Al-Jazeera Oo Warbixin Ka Diyaariyay Abaarta Baahsan Ee Ka Jirta Deegaanada Somaliland By News Editor - November 18, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (slpost) Nov.182016-Telefeeshinka caalamiga ah ee Al-Jazeera oo warbixin ka diyaariyay dadka ay abaarta xoogani ku saameysay deegaanada bariga Somaliland.