Daawo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo dhaliilo u jeediyey Wasaaradda Ciyaaraha iyo Sababta ka dambaysa

    0

    Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada, ayaa si ba’an u dhaliilay nidaamka shaqo iyo qaabka ay u hawl-gasho wasaaradda Ciyaaraha Somaliland.

    HALKAN KA DAAWO WARKAN