Daawo Iska hor imaad sababay dhaawaca Sadex qof oo ka dhacay magaaladda Laascanod By News Editor - November 14, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Daawo (slpost) Iska hor imaad sababay dhaawaca 3 qof oo ka dhacay magaaladda Laascanod,Arintan ayaa la sheegay in uu sabobtay isku dhac laba shirkadood oo ah kuwa korontada u shida magaalada laascanod. https://youtu.be/-EA6FrDFSuM