HAMBALYO MEHER WACAN: Cabdikariin Xuseen Xaashi iyo Xamda Jaamac Xasan

    0

    Tifaftiraha Guud ee Shabakadda Somalilandpost Khadar Iid Kaariye, xaaskiiisa iyo Carruurtiisa, iyo dhammaan Hawl-wadeennada shabakadda, Maamulka iyo Hawl-wadeennada Shirkadda Raasamaal Technology.

    cabdikariim Liibaan Xaaji Fagadhe, Cabdicasiis Cali Nuur, Siciid Cumar Maahir, Idiris Cabdiqaadir, Guuleed Xasan Maxamed, Cabdixakiin Muxumed Xasan, Axmed Maxamed Cabdilaahi, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Cabdirashiid Daahir Qaabil.

    Dhammaan Asxaabtaasi waxay hambalyo meher Wacan u dirayaan

    Cabdikariim Xuseen Xaashi

    iyo

    Xamda Jaamac Xasan

    Oo Meherkoodu maanta oo taariikhdu tahay 10-kii November 2016 ku qabsoomay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa. Waxaanay Leeyihin Eebbe haydinka Yeello Lammaanihii Aqal-galkooda ku gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo, Ubad Kheyr qabana kala hela. Aamiin…………….Aamiin…………..Aamiin