Daawo Warbixin Wariye Khadar M Cakulle ka diyaariiyey Abaaraha ka taagan Gobollada Bari iyo Dhacdooyin Naxdinta leh oo soo if-baxay

    0

    Hargeysa (SLpost)- Weriye Khadar Maxamed Cakulle oo ka tirsan masuuliyiinta iyo Suxufiyiinta Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan telefishanka qaranka, ayaa warbixin uu ugu kuur-galayo xaalada dadka iyo Duunyada ka diyaariyey deegaannada Abaaburuhu ka jiraan ee Gobollada Bari ee dalka oo xilligan xaalad adag maraysa.

    Hoos ka daawo Muuqaalka Warbixintan