DAAWO Warbixin laga diyaariyey Goobtii Dagaal ee ugu dhimashada badnayd inta la ogyahay By News Editor - November 4, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Dhammaadkii bishii August Sanadkii 1942 ciidamadii Adolf Hitler waxay kabaabiga u soo fadhiisteen Magaalada Stalingrad ee Koonfurta Ruushka iyagoo haysta amar ah inay magaalada qabsadaan oo gacanta ugu dhigaan ahmiyadaha ay lahayd dartood.