Qaylo-dhaan laga diray Xaalado Abaareed iyo Xannuuno ka dillaacay Deegaamo ka tirsan Gobolka Sanaag By News Editor - October 30, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Axmed Maxamed Cabdi oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ee deegaan ahaan ka soo jeeda Gobolka Sanaag, ayaa deyriyey xaalad abaareed oo ka taagan deegaanka Yufle oo ka tirsan gobolka Sanaag.