(SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE Axmed Cabdi Dheere, ayaa ka hadlay loolan la sheegay inuu u dhexeeyo Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Guddoomiye ku xigeeka kowaad ee xisbiga Maxamed Kaahin Axmed oo ku saabsan kurisga Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE.

Halkan ka daawo.
Somalilandpost.net

