Xuska Maalinta Shuhadada SNM Oo Hargaysa Si Balaadhan Looga Xusay

    0

    Hargeysa (SL.Post) Waxa magaalada Hargeysa si balaadhan looga xusay xuska maalintii shuhadada Ururkii  SNM oo sannad kasta ku beegan 17 October, waxaana ka soo qayb-galay Mujaahidiin ka mid ah Ururkii SNM iyo Wasiirka maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan.

    shuhaadada-snm

    Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.

     

    Somalilandpost.net