Faysal Cali Waraabe Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Shirka Golaha Dhexe Ee UCID Iyo Xubnaha Aqalka Sare Ee Somalia

    0

    (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID  Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa ku soo laabtay ayaa ka hadlay shirka golaha dhexe ee xisbigiisa, dagaalkii Maamulada Galmudug iyo Puntland ku dhex-maray magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug iyo xulista xubnaha aqalka sare ee Somaliya.

    faysal-caliiihie-w

    Halkana ka daawo.

    Somalilandpost.net