DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbad U Jeediyay Jaaliyadda Somaliland Ee Ku Ingiriiska By News Editor - October 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram London (SL.Post) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ku sugan dalka Ingiriiska, ayaa khudbad u jeediyay jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska. Halkan ka daawo. Somalilandpost.net