Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI Oo Mar Kale Dib U Dhacay

    0

    Hargeysa (SL.Post) Shirkii golaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa mar kale dib u dhacay, waxaana arrintan dib u dhaca shirka sharaxay Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcade iyo Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Cismaan Afgaab.

    cismaan-afgaab

    Halkan ka daawo.

    Somalilandpost.net