“Isbaahaysigu Waxay La Midoobeen Xisbiga WADDANI” By News Editor - October 5, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SL.Post)Afhayeenka Isbaahaysiga Xisbiga KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid, ayaa sheegay inay si rasmiya ula midoobeen Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI. Halkan hoose ka daawo warkan oo faah-faahsan Somalilandpost.net