Prof: Cabdisalaan Yaasiin Oo Xukuumadda Siilaanyo Uga Digay Inay Ku Talaabsato Qorshe Dhaawacaya Qaranimada Somaliland

    0

    Hargeysa (SL.Post) Prof Cabdisalaan Yaasiin Maxamed oo ka mid ah asasayaashi Ururkii SNM, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka taagan,isaga oo sidoo kale ka digey in la badalo Mawqifka iyo madaxbanaanida Somaliland oo wada hadal midow ah lala furo dawlada somaliya.

    index

     

    Halkan ka daawo muuqaalka warkan.

    Somalilandpost.net