Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Wada-hadalada Isbahaysiga Xisbiga KULMIYE Iyo Khilaafka UCID

    0

    Hargeysa (SL.Post)  Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay kulan ay xisbi ahaan wada yeesheen xubnaha isbaahaysiga xisbiga tallada haya ee KULMIYE.

    ciro-475x263

    Guddoomiye Cirro oo waraysi siiyay Telefishanka HORN CABLE TV, waxa kale oo uu xisbiga KULMIYE uga digay inay fara-galiyaan musharraxanimada xisbiga UCID ee Jamaal Cali Xuseen.

    Halkan ka daawo.

    Somalilandpost.net