Maxkamadda Sare Ee Oo Go’aan Ka Gaadhay Kala Qaadista Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiillada

    0

    Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha Maxkmada Sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed Oo saxaafada  la hadalay ayaa sheegay in dibu eegid u ku sameyaay qaraar uu Madaxweynaha Somaliland soo gudbiyaay Lagu dalbaday in la kala qaado labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada, waxaanu Guddoomiyaha Maxkamada sare sheegay inay tixraaceen soo-jeedintii Madaxweynaha.

    gudoomiyaha-max-sare-735x400

    Waxanu Sidoo kale Sheegay  la qabanayo doorashada Madaxtooyada  xiligeedi , balse doorashada Golaha Wakiillada uu mudayn doono muddo bila ka hor Madaxweynaha Somaliland.

     

    La Soco goor dhow warkan oo  faah-faahsan.

     

    Somalilandpost.net