Xukuummada Somaliland Oo Go’aamo Ka Soo Saartay Colaado Mar Kale Ka Dhacay Ceel Afweyn

    0

    Hargeysa (SL.Post) Wasiirka Wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Fartoon), ayaa go’aamo digiin ah ka soo saartay colaado mar kala ka dhacay deegaanka Siin Caray ee Ceel-Afweyn.

    wasiirka-arrimaha-gudaha-somaliland-yaasiin-faratoon

     

    Halkan ka daawo.  

     

    Somalilandpost.net