“Waxaan Ahay Shakhsiga Xaq U Leh Inuu Noqdo Musharraxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI” Axmed Muumin Seed

    0

    Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga kowaad ee mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed, ayaa sheegayin aanu jirin wax khilaaf ah uu dhexeeya isaga iyo Guddoomiye Cirro, waxaanu xusay inuu yahay masuulka ugu mudan inuu noqdo musharraxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga WADDANI.

    abdi

     

    Halkan ka daawo.

    Somalilandpost.net