Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Sheegay In Aanay Dalka Doorasho Ka Dhacayn

    0

    Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye  oo ka mid ah mudanaaysha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in aanay dalka ka dhaceen wax dorasho ahi.

    siilaanyo-qabiili-nimadda-iyo-qa

     

    Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye waxa uu sidoo kale uu sheegay in aanay jirin xal uu Madaxweyne Siilanyo u waayey arimaha saami qeybsiga.

     

    Halkan ka daawo.

    Somaliland.net