Hargeysa (SL.Pots) Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay Xukuumadd ahaan ka maarmi karaan dhaqaalaha ay beesha caalamku kaga taageerto arrimaha doorashooyinka, islamarkaan ay iyagu iska dabari karaan dhaqaalahaasi.

Halkan ka daawo
Somalilandpost.net

