Siyaasi Cismaan Hindi Oo Geeriyooday

    0

    Hargeysa (SL.Post) ALLE ha u naxariistee waxa goor dhaweyd ku geeriyooday cusbitaal ku yaala magaalada London ee dalka Ingiriiska Marxuum Cismaan Cabdilaahi Cigaal  (Cismaan Hindi) oo u  muddooyinkan dambe u jiifay xanuun haleelay.

     

    img_19cf0b-491778-035ac4-407f36-a4e28b-a94785

     

    ALLE ha u naxariistee Marxuum Cismaan Hinid ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay xisbiyada siyaasada Somaliland isaga oo hore u soo noqaday Guddoomiyihii xisbiga KULMIYE ee gobolka Maroodijeex iyo Guddoomiyihii ololaha xisbigii UDUDUB.

     

    INAALILAAHI WA INAILAYIHI RAAJUCUUN.

     

    Somalilandpost.net