Maxkamada Sare Ee Oo Bilawday Dhagaysiga Dacawadii Xibiga UCID

    0

    Hargeysa  (Sooltoday) Maxkamada sare ee Somaliland, ayaa maanta bilawday dhagaysiga dacwada u dhaxaysa labada garab ee xisbiga UCID oo ay kala hoggaaminayaan Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo musharrax Jamaal Cali Xuseen.

     

    gud-maxakamada-sare

     

    Labadan dhinac ee ay u dhaxayso dacwadu ayaa ka soo xaadiray Maxkamada, waxaana ka garniqi doona 11 Garoose oo uu hormood u yahay Guddoomiyaha Maxkamada sare Aadan X. Cali Aaxmed, waxaanu Guddoomiyaha Maxkamada sare Warbaahinta u sheegay in go’aanka xalka u noqonaya dacwadan uu si dhakhso ah u soo bixi doono.

     

     

     

    Sooltoday/News