Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha Maxkamada sare Aadan X. Cali Axmed, ayaa waxa uu faa-faahin ka bixiyay dacwada u dhaxaysa labada garab ee ay kala hogaaminayaan Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo musharraxa xisbigaasi Jamaal Cali Xuseen.

Halkan ka daawo.
Somalilandpost.net

