Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Ka Waramay Kulan Dhex-maray Xukuumadda Somaliland Iyo Madaxdhaqameedka Galbeedka Somaliland

    0

    Boorama (SL.Post)  Guddoomiyaha gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine),  ayaa ka warbixiyay kulan Magaalada Boorama ku dhex maray Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo Odayaasha gobolka Awdal

    mustafeshiine-300x254

     

     

    Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.

     

    Somalilandpost.net