Guddida Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Qalabkii Diiwaangelinta Gobolka Sool Oo Koox Hubaysani Weerar Ku Qaaday

    0

    Hargeysa  (SL.Post) Guddida  doorashooyinka  Somaliland oo goor dhaweyd saxaafada kula hadlay magaalada Hargeysaa, ayaa faah-faahin ka bixiyay in dablea hubeysani ay xalay goor danbe weerar ku qaadeen goob diwaangalineed oo  ku taalay Magaalada Laascanood

     

    halkan-ka-daawo-gudoomiyaha-komi

    Guddoomiyaha gdida doorashooyinka Cabdiqaadir Iiman Warsame ayaa waxaa  uu bulshada reer Somaliland Ugu Bushaareyey in qalabkaasi la dhacay xogtii lagu uruuriyey dhamaantood ay ku soo dhacdey xarunta dhexe ee kominshanka isla markaana aanay jirin wax xog ah oo  raacdey qalabkaasi waxaana uu  ugu baaqey dableydaasi qalabka la wareegtay in ay iska soo celiyaan maadaama oo aanu wax anfac ah u laheyn

     

    Dhinca kale gudoomiyaha gudida doorashooyinka Somaliland waxaa uu sheegay in baadhitaan  iyo dabo gal xoogan lagu wado dableydaasi xalay la wareegtay qalabkii diwaangalinta goob ka mid  goobaha magaalada Laascanood.

     

     

    Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

    Somalilandpost.net