Wasiirka Duulista Iyo Hawada Oo Ka Hadlay In Madaarka Cigaal Lagu Xidhay Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Puntland

    0

    Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa beeniyay warar ay warbaahinta qaar qoreen oo sheegaya in madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Maamul goboleedka Puntland lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa

    IMG_7733

     

     

    Halkan ka daawo.

     

     

    Somalilandpost.Hargeysa