Hargeysa (SL.Post)Â Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland, ayaa wareegto ka soo saaray caleemo saarka madaxdhaqameedka cusub, waxaanu War-murtiyeed uu soo saaray kaga digay in cid aan la soo socdisiin Wasaarada arrimaha guddaha laga qaadi dooni talaabo sharciga waafaqasan.
Halkan ka dheeho Wareegtada Wasiirku soo saaray:-

Somalilandpost.Hargeysa

