Taliyihii Ciidanka Asluubta Oo Shil Baabuur Ku Dhaawacmay

    0

    Boorama(SL.Post) Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland sareeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka  dhacay degmada lughaya ee gobalka Awdal.

     

    download

     

    Dhaawaca taliyaha ayaa la sheegay inuu yahay mid fudud, waxase dhaawiciisa lagu sheegay mid culus darawalkii baabuurka taliyaha.

     

    Taliye Xudhuun ayaa kormeer ku marayay deegaanada Lughaya ee gobalka Awdal, waxaana xalay dhaawacooda la soo gaadhsiiyay cisbitaalka magaalada Borama.

     

     

     

     

    Somalilandpost.Hargeysa