Boorama (SL.Post) Xildhibaanadda Goboladda Awdal iyo Salel kaga jira Golaha Wakiiladda iyo Guurtida Somaliland, ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Awdalka Awdal kaga hadlay xaaladda lix goobood oo ka caaganna diiwaangelinta oo ay Xukuumaddu fasaxday.

Halkan ka daawo.
Somalilandpost. Boorama

