Hargeysa (SL.Post) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland iyo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro(, ayaa ka hadlay go’aanka Xukuumaddu ay ka gaadhay qabashada Diiwaangelinta lixda gobil ee Waqooyiga Hargeysa oo muran ka taagnaa.

Halkan ka daawo.
Somalilandpost.Hargeysa

