Hargeysa (SL.Post) Wasiirka cusub ee Wasaarada arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay muranka ka taagan goobaha Diiwaangelinta codbixiyaasha ee Waqooyiga Hargeysa, isaga oo sheegay inay Diiwaangelintu ka qabsoomi doonto deegaanadaasi.

Halkan ka daawo
.
Somalilandpost.Hargeysa

