Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay Ee Afhayeenka Madaxtooyada

    0

    Hargeysa  (SL.Post) Wasiirkii hore ee ganacsiga  Somaliland Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr), ayaa ka hadlay xilka Afhayeenka Madaxtooyada oo dib Madaxwene  Siilaanyo  ugu magacaabay.

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo.

     

    Somalilandpost.Hargeysa