Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Guddaha Oo Ka Hadlay Xilka Madaxweynuhu U Magacaabay

    0

    Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka cusub ee arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin X. Faratoon, ayaa ka hadlay sida uu u arko xilka Madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacaabay, waxaanu sheegay inuu xilkan loo igmaday uga soo baxay si ku dheehan masuuliyadnimo.

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo.

     

     

     

    Somalilandpost.Hargeysa