Hargeysa(SL.Post) Wasiirka ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen, ayaa munaasibadii maanta ay xilalka kula kala wareegayeen Guddoomiyihii iyo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Somaliland iyo kuwa cusub ee loosoo magacaabay ayaa waxa uu kaga dhawaaqay xilliga ay wasarada ciyaaruhu dib u qabanayaan ciyaarihii kubadda cagta ee gobolada Somaliland ee fashilmay.

Halkan hoose ka daawo.
Somalilandpost.Hargeysa

