Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Racfaanka Faysal Cali Waraabe Ka Qaatay Go’aankii Guddida Diiwaangelinta

    0

    Hargeysa (SL.Post)  Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ee UCID Jamaal Cali Xusee, ayaa hadlay sida uu u arko racfaanka Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka qaatay go’aankii ay dhawaan guddida diiwaangelinta ururada iyo ansixinta asxsaabta qaranku ka soo saareen khilaafkii u dhexeeyay labadan masuul.

     

     

     

    Halkan ka daawo.

     

     

     

    Somalilandpost.Hargeysa